Waxaa maanta ka dhacay xarunta shirarka ee Tensta-Träff kulan aad iyo aad u qiimo badnaa oo ay isugu yimaadeen dad aad u badan , daakaasoo ka kala socday meelo badan oo ay kala deggan yihiin dad fara badan oo soomaaliyeed. Waa labada degaan ee kala ah Rinkeby iy Tensta.

Arrimaha la isugu yimid waxay ahaayeen kuwo fara badan balse waxaa aad loogu xeel dheeraaday arrimiha ubadka soomaaliyeed oo waqtiyadan dambe ay sii xumaanaysay xaaladooda waxbarasho iyo xaaladooda dadnimo.

Waxaa dhawaan ka dhacay aaggan mushkilado aad u fara badan kuwaasoo ay dhallinyaro farabadani ku dagaalameen xaafadahan, lagase soo gaaray inta aanay dhib qoto dheer is gaarsiin.

Waxaa kulankaas ka kala hadlay dad badan oo u bulshada u ah hormuud. Dadkaasoo isugu jira rag iyo dumar. Waxaana halkaas la isu weydaarsaday afkaar wax ku ool ah, Waxaana loo ballamay kulamo kale oo la isugu yimaado sii loo sii wado kobcinta iyo kor u qaadida  dhallinta yar yar iyo kuwa soo koraya. si mutaqbalka loo gaaro heer sare.

dersi ka caawin

 xagaabax
Habeenkii in la socdo dantaa ku jirta

shirkii waalidka iyo ubadka
abaalfest
Dabaasha
Hidde iyo Dhaqan
Kulankii Spånga Tensta
Guddoomiyaha ururka isbahaysiga soomaaliyeed

Dadkay caawiyaan
Dood cilmiyeed ku saabsan waxbarashada
Waalidku waa masuul
Kusoo dhawaada

Last Updated ( Sunday, 13 May 2012 22:15 )